Boorar yaab leh oo lagu xardhay jidadka Muqdisho & hadal heyn ka dhalatay (Sawirro)

Maamulka gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa wada diyaar-garowga toddobaadka xorriyadda Soomaaliya ee 26 June iyo 1-da Luulyo. Waddooyinka waaweyn ee caasimadda Muqdisho waxaa ka socda howlo bilicda lagu soo celinayo kuwaasoo iskugu jira Nadaafad iyo rinjiyeyn. waxaana goobaha ganacsiga lagu xiray calanka Somalia. Masuuliyiin kala duwan ayaa kormeer ku soo sameeyay waddooyinka … Continue reading Boorar yaab leh oo lagu xardhay jidadka Muqdisho & hadal heyn ka dhalatay (Sawirro)